AMISOM oo dayactir ku bilaabtey wadooyinka janaale ee Gobolka shabellaha hoose+Sawiro

0
Tuesday April 05, 2016 - 18:30:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM oo dayactir ku bilaabtey wadooyinka janaale ee Gobolka shabellaha hoose+Sawiro

    Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM oo shalay la wareegay Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa bilaabay Dayactir lagu sameynayo Wado Marta Degaanka oo uu xiray Geedka loo yaqaano Cali Garoob ama Geed Yahuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM oo shalay la wareegay Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa bilaabay Dayactir lagu sameynayo Wado Marta Degaanka oo uu xiray Geedka loo yaqaano Cali Garoob ama Geed Yahuud.

Sidoo kale Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay dadka ka Codsadeen in ay ka shaqeyaan sidii looga hortagi lahaa Faafida Geedkaan oo ay Tilmaamen inuu Bulshada Dhib ku hayo.

25627518504_7470b8bf74_z25629584913_3208f04c8e_z25629589503_20833698b1_z25959379170_d8ed143d8d_z26139811842_e47b0dccc0_z26139816102_659ded9e76_z26206338506_02716dc9d6_z26206347256_082e5e9952_z26206348446_698d8bed8c_z26232263605_53a30d20e2_z



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip