Al-shabaab oo markale laga qabsadey degmo muhiim u eheed

0
Tuesday April 05, 2016 - 13:54:39 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo markale laga qabsadey degmo muhiim u eheed

    Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa amison iyo maleyshiyaad aan sidaa u badneen ayaa hada dagaalamaya degmada aadan yabaal ee gobolka shabeellaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa amison iyo maleyshiyaad aan sidaa u badneen ayaa hada dagaalamaya degmada aadan yabaal ee gobolka shabeellaha dhexe.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka soomaaliyed oo lasoo xiriirey idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey degmada aadan yabaal ee gobolka shabellaha hoose ay gacanta usoo gashey ciidamada qaranka balse ay hada wadaan kasifeenta maleyshiyaadka ku dhax dhuumaleysano dadka degaanka

Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ayaa markii ay halkaasi gaareen waxa si wanaagsan ugu soo dhaweeyay dadka degaanka oo mudo dheer dhibaato ku qabeen kooxda argagexesada.

Al-shabaab ayaa markale waxaa laga saarey degaan muhiim u ahaa xili shaley laga saarey degaanka janaale ee gobolka shabeellaha hoose




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip