Wasiir Diin ''Waxaan hambalyeeynayaa Guulaha ay soo hoyeen ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM''

0
Tuesday April 05, 2016 - 13:54:39 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Diin ''Waxaan hambalyeeynayaa Guulaha ay soo hoyeen ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM''

    Wasiirka Gaashaandhiga Xukumada fadareelka soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sh Ali Diini ayaa waxa uu ka hadlayay Howlgalada ka socda Gobolada dalka kaa oo looga si feynayo cadowga argagexesada al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhiga Xukumada fadareelka soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sh Ali Diini ayaa waxa uu ka hadlayay Howlgalada ka socda Gobolada dalka kaa oo looga si feynayo cadowga argagexesada al-shabaab.

Mudane C/qaadir sh ali diini ayaa sheegey in dhawaan gobolada dalka laga sifeendoono cadowga al-shabaab waxaan aad u bogaadinayaa ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga Africa oo dhawaan howlgal guulo waa weyn laga gaarey ka sameeyay Gobolka shabeellaha Hoose halkaasina lagu diley maleyshiyaad iyo horjogayaal ka tirsan kooxda al-shabaab .

Wasiirka difaaca xukumada fadareelka soomaaliya ayaa sidoo kale ka Hadley la wareegitaankii degaanka janaale oo ay ciidamada maalintii shaley si buuxda gacanta ugu dhigeen halkaasi .

C/qaadir sh ali diini ayaa shacabka soomaaliyeed waxa uu ka codsadey ay mar walba la shaqeyaan ciidamada amaanka dowlada fadareelka soomaaliya maadamada hada kooxda al-shabaab ay dareemayaan cabsi daran waxa uuna sheegey in hada gobolo fara ku tiris ah ay ku harsan yihiin waqti dhawne lasoo afjari doono howlgalkaasi

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip