AMISON '''Waxaan Dilney Horjooge lagu Magacaabo C/rashiid Buqdube'''

0
Saturday April 02, 2016 - 13:50:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISON '''Waxaan Dilney Horjooge lagu Magacaabo C/rashiid Buqdube'''

    Ciidamada Midowga Africa ee Amison ayaa Howlgal ay sameyeen Gobolka Shabellaha Hoose ku diley Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Nabad diidka Al-shabaab Sidoo kale Howlgalka ayaa waxa lagu diley Horjooge sare kaa oo lagu magacaabo C/rashiid Burdube.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Midowga Africa ee Amison ayaa Howlgal ay sameyeen Gobolka Shabellaha Hoose ku diley Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Nabad diidka Al-shabaab Sidoo kale Howlgalka ayaa waxa lagu diley Horjooge sare kaa oo lagu magacaabo C/rashiid Burdube.

Dilka maleyshiyaadkaan iyo horjoogaha ayaa imaanaya ka dib duqeen ay ciidamada Amison ay ka geesteen Degaanka Janaale ee gobolka shabellaha hoose.


Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka iyo Kuwa Midowga Africa ee Amison ayaa u xaqiijiyay Idaacada ciidamada  dilka horjooge C/rashiid Buqdube  iyo maleyshiyaadka



Dilka horjoogahaan ayaa maleyshiyada kooxda al-shabaab waxa ay ku noqoneysaa dhaxbaaxo kale iyadoo habeen ka hor ay ciidamada kumaandooska ee xooga dalka soomaaliyed  ay dileen horjooge Xasan ali dhoore oo ahaa Madaxii Amniyaadka kooxda al-shabaab


Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan waxa uu ka dhawaajiyay in ciidamada xooga dalka soomaaliyed iyo Kuwa Amison ay dulaan ku yihiin fariisimaha kooxda al-shabaab mudo dhaw neh guulo laga gaari doono dagaalka lagula jiro argagexesada 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip