Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ugu baaqay shacabka ay ku qarin dambiilayaasha

0
Wednesday March 30, 2016 - 10:16:05 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ugu baaqay shacabka ay ku qarin dambiilayaasha

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka dowladda.

Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanay shacabka guryahooda ku qarsan kuwa ka dambeeya falalka amni darada.

Yuusuf Xusein Jimcaan Madaale oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegey in maamulka gobolka banaadir oo kaashanayo laamaha amniga ay xooga saari donaan sidii ay usoo qab qaban lahayeen maleyshiyaadka mararka qaar isku daya falalka amni darada ah

Gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa hay’adaha bixiya gargaarka ee xarumaha ku leh magaalada muqdisho ugu baaqey in ay gaarsiiyaan gargaar bin aadinimo dadka ay sameen abaarta ka jirta qeybo ka mid ah gobolada dalka.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan bilic soo celinta iyo nadaafada, si quruxda caasimada dib u soo celiyaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip