Madaxweynaha oo sheeegay in ay muhiim tahay la dhiso Ciidamo Qaran.

0
Friday May 01, 2015 - 10:42:58 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo sheeegay in ay muhiim tahay la dhiso Ciidamo Qaran.

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Xalay ka hadlayay Munaasabad Casho Sharaf ah oo lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in la Qarameeyo Ciidamada Maamul Goboleedyada o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Xalay ka hadlayay Munaasabad Casho Sharaf ah oo lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in la Qarameeyo Ciidamada Maamul Goboleedyada oo lagu biiriyo kuwa Dowladda Federaalka si loo helo Ciidamo qaran oo Awood leh.

Xasan Sheikh Madaxweynaha Dalka ayaa sheegay in Hadii la qarameeyo Ciidamada Maamul Goboleedyada  Dalka ay soo bixi karto Fursad dib loogu soo celiyo Ciidamadii Soomaaliya oo xili ahaa kuwa Bariga Afrika  ugu Awooda Badnaa.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dagaalka lagula jiro Al-shabaab uusan u oolin oo kaliya Dowaldda Federaalka Bales looga baahan yahay Maamulada in ay door muhiim ah ka Ciyaaraan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip