Wasaarada Amniga oo sheegtey qorshihii dhawaan ay u dajisey Amniga Muqdisho uu higaley xil saakey qaraxyo laga hortagay

0
Tuesday March 29, 2016 - 15:28:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Amniga oo sheegtey qorshihii dhawaan ay u dajisey Amniga Muqdisho uu higaley xil saakey qaraxyo laga hortagay

    Afhayeenka Wasaarada Amniga qaranka C/kaamil Shugri Maxamed oo la Hadley Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegey howlgalo xalay ilaa saakey ka socdey magaalada muqdisho ay ciidamada amaanka ay ku guuleesteen in ay gacanta kusoo dhigaan gaari lag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Wasaarada Amniga qaranka C/kaamil Shugri Maxamed oo la Hadley Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegey howlgalo xalay ilaa saakey ka socdey magaalada muqdisho ay ciidamada amaanka ay ku guuleesteen in ay gacanta kusoo dhigaan gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo sadax qorey oo ak47.

C/Kaamil Shugri Maxamed ayaa waxa uu xusey ciidamada in ay gacanta kusoo dhigeen dad lagu tuhmayo in ay ku lug leeyihiin waxyabahaasi qaraxa sidoo kale afayeenka wasaarada amniga qaranka ayaa waxa uu sheegey in ay ciidamada amaanka bad baadiyeen muwaadin soomaaliyeed oo gaarigiisa looga xerey qarax

Wasaarada amniga qaranka ayaa hore u dajisey qorshe cusub oo lagu sugayo amniga caasimada magaalada muqdisho mar aan arintaasi wax ka weydiiyay afayeen C/kaamil shugri maxamed waxa uu igu jawaabay

Ciidamada amaanka dowlada fadareelka soomaaliya ayaa hore waxa ay u fashiliyeen wareero iyo qaraxyo loola damacsanaaa meelaha ay dadka rayidka ah ee iskugu yimadaan shacabka ku dhaqan magaalada muqdhisho ayaa si dhaw ula shaqeynayay mudooyinkii dambe laamaha amaanka gobolka banaadir waana arinta suuragalisey in gacanta lagu soo dhigo qaraxyo iyo in lafashaliyo wareero gumaad ah ay maleyshiyada ugu tala galeen shacabka aan waxba galabsanin



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip