Baydhabo oo maanta Tababar loogu soo xerayo Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

0
Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baydhabo oo maanta Tababar loogu soo xerayo Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo habeenkii Xalay ahaay ku hoydey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa maanta tababar halkaasi ugu soo xeridoono Ciidamo booliska Maamulka Koonfurgalbeed soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo habeenkii Xalay ahaay ku hoydey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa maanta tababar halkaasi ugu soo xeridoono Ciidamo booliska Maamulka Koonfurgalbeed soomaaliya.

S/Gaas Maxamed sh Xasan Xaamuud Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo la Hadley Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey in sanadkaan uu noqon doono sanadkii horumarka ciidanka booliska soomaaliya.

Taliyaha ayaa sheegey ciidamada booliska maanta tababarka loo soo xerayo la geendoono goobaha laga xureeyay maleyshiyada kooxda shabaab .

Maxamed sh Xasan Xaamuud iyo Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh Aadan ayaa xalay ka qeyb galey Xaflad lagu weyneynayo is dhaxgalka bushada iyo ciidanka booliska kooxda fanaaniinta heegan ee ciidanka booliska soomaaliya ayaa goobta kusoo bandhigey kaalimo sugaaneed ee ka turjumayo sida ay uwada shaqeen karaan ciidanka booliska iyo shacabka

 



 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip