Ciidamada booliska soomaaliya oo badbaadiyay Muwaadin soomaaliyed oo gaarigiisa qarax loogu xerey

0
Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada booliska soomaaliya oo badbaadiyay Muwaadin soomaaliyed oo gaarigiisa qarax loogu xerey

    Ciidamada booliska gobolka banaadir ayaa subax nimadii hore ee saakey waxa ay bad baadiyeen muwaadin soomaaliyed oo qarax gaarigiisa loogu xerey .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada booliska gobolka banaadir ayaa subax nimadii hore ee saakey waxa ay bad baadiyeen muwaadin soomaaliyed oo qarax gaarigiisa loogu xerey .

muwaadinka ayaa wadtey gaarigiisa isagoona doonayay in uu ku almiiteeyo inta u dhaxeyo dalcada sayidka iyo madaxtooyada madama uu qabo sonkor iyo dhiig kar ciidamada booliska ayaa astaan gaar ah ku arkey gaariga ka dibna joojiyay kuna amrey muwaadinka in uu kasoo dago gaariga

Ciidamada booliska qeybta miino baarista ee loo yaqaano men action ayaa goobta soo gaarey kuna guuleestey in ay ka furan qaraxa gaariga

Taliyaha qeybta guud ee ciidanka booliska soomaaliya ali xersi bare ali gaab oo goobta gaarey ayaa sheegey ciidanka booliska gobolka banaadir ay shaqeyaan habeen iyo maalin ayna ka hortagaan dhagaraha ay soo maleegaan kooxda UGUS

Muwaadinka gaarigiisa laga furey qaraxa oo isna la Hadley warbaahinta ayaa u mahad celiyay ciidanka booliska soomaaliya oo ku guuleestey in ay badbaadiyaan naftiisa

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip