Ciidanka Xooga Dalka oo diyaar garoow xoogan ugu jira Ciribtirka UGUS

0
Thursday April 30, 2015 - 10:09:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xooga Dalka oo diyaar garoow xoogan ugu jira Ciribtirka UGUS

    Iyadoo ay si habsami leh ay u socdaan howlgalada lagu ciribtirayo haraadiga Ururka Gumaadka umadda Soomaaliyeed, ayaa Waxaa haatan Ciidamadda Xooga ay sii laba laabeen Howlgaladoodda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo ay si habsami leh ay u socdaan howlgalada lagu ciribtirayo haraadiga Ururka Gumaadka umadda Soomaaliyeed, ayaa Waxaa haatan Ciidamadda Xooga ay sii laba laabeen Howlgaladoodda.

Gobolada dalka soomaaliya qaar waxaa jira goobo yar oo ay ku danbeeyaan Kooxda UGUS kaasoo ay haatan diyaar garoow xoogan ay ku jiraan Ciidamada Xooga Dalka si ay Haraadiga Kooxda UGUS u ciribtiri lahaayeen.

Ciidamada Xooga dalka ayaa mahadcellin ka hela shacabka Soomaaliyeed markii ay la wareegan goobo ay hore maleeshiyaadka UGUS shacabka ku gumaadi jireen taasoo ay u wacan tahay Ciidamada Xooga dalka oo shacabka ulla dhaqma si naxariis leh.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip