Maamulka gobolka baandir oo wado qorshe cusub ee lagu sugayo amniga caasimada muqdisho

0
Wednesday March 02, 2016 - 12:51:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka gobolka baandir oo wado qorshe cusub ee lagu sugayo amniga caasimada muqdisho

    Maamulka gobolka banaadir ayaa maal mihii dambe wade barnaamijka dariseynta oo ka hirgalinayo degmooyinka gobolka banaadir kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiye ku xigeynka siyaasada maamulka gobolka maxamed ahmed diiriye yabooh ayaa maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka gobolka banaadir ayaa maal mihii dambe wade barnaamijka dariseynta oo ka hirgalinayo degmooyinka gobolka banaadir kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiye ku xigeynka siyaasada maamulka gobolka maxamed ahmed diiriye yabooh ayaa maanta degmada C/casiis ka furey barnaamijka dariseynta iyagoo ay ka soo qeyb galeyn qaar ka mid ah gudoomiyasha degmooyinka bulshada ku dhaqan degmada C/Caziis.

Halku dhiga kooxda fanaanintaee heegan ayaa maanta ahaay sidatan

Gudoomiyaha degmada C/casiis Cismaan Muxudiin cariif ayaa sheegey in soo dhaweynayaan ay u hogaansamayaan barnaamijka dariseynta uu wado maamulka gobolka banaadir ee lagu sugayo amniga guud ee caasimada muqdisho

Kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiye ku xigeynka dhinaca siyaasada maamulka gobolka banaadir Maxamed axmed diiriye yabooh ayaa waxaa uu faahfaahiyay barnaamijka dariseynta iyo qorshaha laga leeyahay isagoona sheegey in ay dhowr degmo Kasoo furey barnaamijka dariseynta ah ayna gaarsiidoonaan degmooyinka hada dhiman

Qorsha barnaamijka dariseynta ah ayaa ah mid lagu sugayo amniga caasimada magaalada muqdisho iyo sidii leskugu xiri lahaa laamaha amniga degmada iyo shacabka degmada waxaana soo dhaweyay arintaasi shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip