Rag ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab iyo hubkooda oo gacanta lagu soo dhigey

0
Wednesday March 02, 2016 - 12:51:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab iyo hubkooda oo gacanta lagu soo dhigey

    Ciidamadda Xoogga Dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, iyagoo Maleeshiyaad ka tirsan UGUS uga soo qabsadeen hub iyo Gaadiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda Xoogga Dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, iyagoo Maleeshiyaad ka tirsan UGUS uga soo qabsadeen hub iyo Gaadiid.

Gudoomiye ku xigeynka dhinaca Amniga xudur ee gobolka bakool oo wareysi siiyay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxaa uu sheegey in ay ciidamada howlgal ay ka sameyeen ilaa iyo shan degaan oo hoostaga Gobolka bakool halkaasi oo maleyshiyada kooxda ugus qasaaro loogu gaarsiyay

Gudoomiyaha ayaa sheegey in uu dhacay dagaal ayna lagaleyn maleyshiyada kooxda shabaab iyagoo maleyshiyada laga soo qabtey ilaa iyo 10 dhagar qabe iyo hubkooda

Xaaladda Deegaannadaas ayaa hadda daggan iyadoo ciidamadda Dowladda iyo kuwa Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed ay ku suganyihiin deegaannadaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip