Taliyaasha ciidamada booliska iyo nabad sugida oo hoos tagidoona maamulka gobolka banaadir

0
Wednesday March 02, 2016 - 09:09:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaasha ciidamada booliska iyo nabad sugida oo hoos tagidoona maamulka gobolka banaadir

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ay muhiim tahay Sugidda amniga iyo Wada shaqeynta Ciidamada ammaanka iyo Bulshada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ay muhiim tahay Sugidda amniga iyo Wada shaqeynta Ciidamada ammaanka iyo Bulshada.

Maalmihii dambe Waxaa magaalada ka socday Shirar looga hadlayo Amniga dalka kuwaas oo ay wada qaadanayaan madaxda Sare ee dalka iyo Laamaha amniga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip