Duleedka magaalada kismaayo oo lagu diley Horjogayaal ka tirsan UGUS

0
Tuesday March 01, 2016 - 16:04:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duleedka magaalada kismaayo oo lagu diley Horjogayaal ka tirsan UGUS

    Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay diley 7 horjooge oo ka tirsan maleyshiyada kooxda ugus weerar kedis ah oo ay ku qaadeen deegaanka Cabdalla Biroole oo 40-KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay diley 7 horjooge oo ka tirsan maleyshiyada kooxda ugus weerar kedis ah oo ay ku qaadeen deegaanka Cabdalla Biroole oo 40-KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.

Afhayeenka Ciidamada Jubbaland Axmed Maxamuud Maxamed oo wareysi gaar ah uu siiyay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in weerarka ay ku qaadeen deegaankaas Cabdalla Biroole uu ahaa mid qorsheysan oo ay ku bartilmaameedsanayeen saraakiil ka tirsan shabaab iyagoona ay ciidamada ay ka furteyn hubkii ay wadteeyn maleyshiyada kooxda ugus

Afayeenka ayaa Sidoo kale waxaa uu sheegay in howl galada ay sii wadayaan, isla markaana ay dhowaan maleyshiyada kooxda shabaab ka saari doonaan deegaanada ay kaga sugan yihiin Jubbooyinka.

 

Madaxweynaha Maamulka Juba Land Ahmed maxamed islaam ahmed madoowe ayaa  shaley sheegey in ay bilabayaan qorshe looga saaro maleyshiyada degaanada ay kaga sugan yihiin jubooyinka 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip