Dowlada kenya oo war kale ka soo saartay Garoomadeeda Diyaaradaha

0
Tuesday March 01, 2016 - 11:22:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada kenya oo war kale ka soo saartay Garoomadeeda Diyaaradaha

    Hay'adaha garoomada diyaaradaha dalka Kenya ayaa sheegay in garoomadooda ayyan ahayn kuwo u nugul in weerar lagu soo qaado waana isku day ay ku daji nayso bulshada wadankaasi iyadoo ay jirtay warqad laamaha amaanka wadankaasi kasoo baxay warbaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adaha garoomada diyaaradaha dalka Kenya ayaa sheegay in garoomadooda ayyan ahayn kuwo u nugul in weerar lagu soo qaado waana isku day ay ku daji nayso bulshada wadankaasi iyadoo ay jirtay warqad laamaha amaanka wadankaasi kasoo baxay warbaahinta ay baahiyeen oo lagu sheegay jiritaanka qorshaha maleyshiyada kooxda ugus ay qorsheenayan in ay weeraran garoomada diyaaradaha Kenya.
Mas’uuliyiintaasi ayaa war ay si wadajir ah u soo saaren waxa ay u shegen warbaahinta inay ku wargelinayaan in socdaalada wadankaasi ay ka bad qabaan wax waliba oo khatar ah.
Jariidada The Standard iyo warbahinta Kenya ayaa shaaca ka qaaday in warqado loo geeyay agaasimayaasha garoomada loogu sheegayo in lasoo maleegayo weeraro garoomadooda ka dhan ah oo la qaadi doono bilowga bishaan.
Afhayeen u hadlay garoonka Jom Kinyatta ayaa sheegay in aan lagu kalsoonan karin warqada waxa lagu soo qoray.
Booliska ayaa la galiyay feejignaan xoogan maxaa yeelay waxa la ay sirdoonka Kenya ka war heleen in maleyshiyada kooxda shabaab ay fulin rabaa weerar ka dhan ah garoomada waa weyn ee Nairobi ku yaala





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip