Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaasha ciidamada boliiska iyo nabad sugida oo su aalo laga weydiinayo amniga dalka xili baarlamaanka ay hortagayaan

0
Tuesday March 01, 2016 - 11:22:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaasha ciidamada boliiska iyo nabad sugida oo su aalo laga weydiinayo amniga dalka xili baarlamaanka ay hortagayaan

    Mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ku shiraya xarunta golaha shacbiga ayaa la filayaa inay hor yimaadaan wasiirka amniga gudaha Taliyaha Nabad Sugidda iyo kan Booliska si su'aalo looga weydiiyo xaaladaha amniga dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ku shiraya xarunta golaha shacbiga ayaa la filayaa inay hor yimaadaan wasiirka amniga gudaha Taliyaha Nabad Sugidda iyo kan Booliska si su'aalo looga weydiiyo xaaladaha amniga dalka.
waryaheena Maxamed muuse maxamed ayaa soo sheegay in xildhibaannada ay horay u dalbadeen  Mas’uuliyiintan iney horyimaadaan balse ay dhicin maantana la filayo  inay baarlamaanka hor- imaadaan.
Mudan yaasha baarlamaanka soomaaliya ayaa suaalo weydinaya wasiirka amniga qaranka taliyaha hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka taliyaha ciidanka booliska soomaliya 
20-kii bishii tagtay ayey xildhibaannada  Baarlamaanka dalbadeen inay horyimaadaan mas’uuliyiintan balse suurta gal ma noqon iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya uu horyaallo mooshin la xiriira Amniga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip