Shabaab oo lagala wareegey degaano muhiim ah

0
Tuesday March 01, 2016 - 09:49:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo lagala wareegey degaano muhiim ah

    Ciidamada xooga dalka soomaaliya iyo kuwa midowga africa Amison ayaa la wareegey degaano muhiim ah oo ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka soomaaliya iyo kuwa midowga africa Amison ayaa la wareegey degaano muhiim ah oo ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda shabaab.

Laba Xidigle Maxamed muumin Saney Abaan duulaha ciidanka xooga dalka ee degaanka Maxaas ee Gobolka Hiraan oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey  in mudooyinkii dambe ay wadeeyn howlgal las kugu furayo wada isku xerta hiraan iyo shabeelaha dhexe oo ay maleyshiyada dadka ku dhibateeyaan

Ciidamada ayaa howlgalka ka sameeyay degaano hoos yimaada degmada Aadan yabaal ee gobolka shabeellaha dhexe  ciidamada ayaa halkaasi qasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhawac ugu geestey Maleyshiyada Kooxda shabaab iyagoo ciidamada ay ka furteen Kooxda shabaab hub iyo saanad malatari

Howlgalka ayaa ah mid saf balaaran ah sidoo kale ciidamada xooga dalka ayaa howlgal ka wada degmada ceel buur ee gobolka galgaduud  Maxamed muumin saney ayaa xusey in ay maleyshiyada ayn laheeyn awood ay iskaga difaacaan ciidamada xooga dalka

Shacab fara badan ayaa ciidamada ku wehliya howlgalka iyagoo uwada biyo sidoo kale dhiira galinaya ciidamada xooga dalka oo sii baacsanaya maleyshiyada Kooxda ugus oo hada ku dhuumaaleysana duurka

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip