Ciidamada Qalabka sida oo ku sii siqaya Xudur.

0
Wednesday April 29, 2015 - 08:20:15 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Qalabka sida oo ku sii siqaya Xudur.

    Waxaa howlgallo aad u ballaaran oo lagu baacsanayo Maleeeshiyaadka haraadiga ah ee Gumaadka umadda Soomaaliyeed UGUS oo ka socdaa Magaalada Madaxda Gobolka Bakool ee Xudur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa howlgallo aad u ballaaran oo lagu baacsanayo Maleeeshiyaadka haraadiga ah ee Gumaadka umadda Soomaaliyeed UGUS oo ka socdaa Magaalada Madaxda Gobolka Bakool ee Xudur.

Howlgaladan oo bilowday maalinamdii shallay ayaa u socda sidii loogu tallagalay, maleeshiyaadka gabalkoodda sii dhacayo ayaanan jirin wax iska hor imaad toos ah ay la galayaan Ciidamada Qalabka sida, marka laga reebo xabado yar yar oo ay soo ridayaan UGUS.

Howlgadalan ay sameynayan Ciimada Qalabka sida ayaa u socda waayahan si isdaba joog ah iyadoo maleeshiyaada Shabaab UGUS ay sii liicayaan.

Gobolka Bakool ayaa ahaa gobolada ay umada Soomaaliyed ku guumaadi jireen UGUS balse haatan shacabka ku dhaqan Deegaankaasi ay calamo qoyan kusoo dhoweynayaan Ciidamada Qalabka sida.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip