DEG DEG: DIYAARAD RAKAAB WADEY OO DAB QABSADEY

0
Tuesday February 02, 2016 - 13:05:28 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: DIYAARAD RAKAAB WADEY OO DAB QABSADEY

    Wararka aan ka heleyno Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadan Cadde ayaa sheegaya in Diyaarad ay leedahay Shirkadda Duulimaadka Ee Daallo Arline uu dab ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadan Cadde ayaa sheegaya in Diyaarad ay leedahay Shirkadda Duulimaadka Ee Daallo Arline uu dab ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Diyaaradda ayaa la sheegay in markii hore ay ka duushay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde,waxaana ka kacay Dab,iyadoo Deg Deg dib ugu soo laabatay Garoonka kuna degtay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ay ku dhaawacmeen ilaa Saddex Ruux oo ka mid ahaa Rakaabkii Saarnaa,waxaana Warar kale ay sheegayaan in Dhaawacu uu yahay Shan Ruux.

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde wali kama warbixin Diyaaradda uu maanta Dabku ka kacay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip