TALISKA NABAD GALYADA WADOOYINKA OO SOO SAAREY AMARO AY UGA HOR TAGAYAAN SHILALKA

0
Tuesday February 02, 2016 - 11:41:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TALISKA NABAD GALYADA WADOOYINKA OO SOO SAAREY AMARO AY UGA HOR TAGAYAAN SHILALKA

    Taliyaha ciidanka nabad gelyada wadooyinka ee loo yaqano taraafikada Gaashaanle sare ali shariif oo wareysi gaar ah siiyay idaacada ciidamada ayaa dhaqan galiyay in bulshada soomaliyeed aay qaataan documentiyo dhameystiran isla markaana ay shacabka s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka nabad gelyada wadooyinka ee loo yaqano taraafikada Gaashaanle sare ali shariif oo wareysi gaar ah siiyay idaacada ciidamada ayaa dhaqan galiyay in bulshada soomaliyeed aay qaataan documentiyo dhameystiran isla markaana ay shacabka soomaliyeed u hogaan samaan awaamiirta taliska nabad gelyada wadooyinka si looga horto shilalka ka dhaca wadooyinka Magaalada muqdisho.
Sidoo kale taliyaha nabad galyada wadooyinka ee taraafikada ayaa waxaa uu ka hadlay shaqada taliska nabad galyada wadooyinka uu qabto isagoona sheegey mudadii xilka loosoo magacaabey usoo saarey awaamiir fara badan oo ku saabsan sharciga wadooyinka
Dhanka kale taliyaha nabad galyada wadooyinka ayaa wadayaasha farey in ay qataan sharciga ay soo saareyn taliska nabad galyada wadooyinka
dadaalada taliska ciidama nabad gelyada wadoyinka ayaa ah mid looga hortagaayo dhibaatooyinka wax kasta ee ka hor imaan kara sharciga nabad gelyada wadooyinka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip