Taliska booliska qeybta guud ee gobolka banaadir oo diyaariyay qorshayaal lagu sugayo amniga guud ee gobolka banaadir.

0
Tuesday February 02, 2016 - 11:10:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska booliska qeybta guud ee gobolka banaadir oo diyaariyay qorshayaal lagu sugayo amniga guud ee gobolka banaadir.

    Ka dib bur burkii dalka ku dhacay ayaa waxaa soo noqonaya wada shaqeytii laamaha amaanka iyo shacabka soomaaliyeed ee ka dhaxeysey kulan uu soo qaban qabaayiyay taliska qeybta guud ee ciidamada booliska gobolka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib bur burkii dalka ku dhacay ayaa waxaa soo noqonaya wada shaqeytii laamaha amaanka iyo shacabka soomaaliyeed ee ka dhaxeysey kulan uu soo qaban qabaayiyay taliska qeybta guud ee ciidamada booliska gobolka.
 ayaa waxaa kasoo qeyb galey qaar ka mid ah gudoomiyaasha degmooyinka iyo gudoomiye waxeedkooda saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa goob joog ahaa waxaana kulanka looga hadlayay sidii wadashaqeyn buuxda ay u dhaxmarin laheed maamulka degmada iyo saldhiga degmada si amaanka guud ay iskaga kaashadaan
Gudoomiyaha degmada shangaani ee gobolka banaadir saciid c/qaadir saciid oo qeyb ka ahaa gudoomiyaashii kulanka lagu casuumey oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in ay soo dhaweeynayaan wada shaqeynta lagu xoojinayo amniga guud ay soo qaban qaabiyeen taliska qeybta booliska gobolka banaadir
Taliyaha qeybta booliska gobolka banaadir sareeyo guuto ali xersi bare ali gaab ayaa waxaa uu sheegey in taliska qeybta gobolka banaadir uu u diyaar garoobeyn sidii degmooyinka gobolka banaadir iyo saldhig yada gobolka banaadir ay isla shaqeyn lahayeen iyo qaabkii ay iskaaga kaashan lahayeen amniga degmada
Taliska qeybta booliska gobolka banaadir ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay wadey sidii ay iskugu xeri lahayeen maamulka degmada iyo saldhiga degmada





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip