Abanduulaha Ciidanka XDS oo kormeeray ciidamada ka howlgala degmada Mahadaay+Sawirro

0
Wednesday January 27, 2016 - 00:57:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abanduulaha Ciidanka XDS oo kormeeray ciidamada ka howlgala degmada Mahadaay+Sawirro

    Abanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Guuto Cali-baashi Maxamed oo muddooyinki ugu dambeeyay kormeraayay Ciidamadda XDS ee ka howlgala gobolka Shabellada Dhexe ayaa maanta booqday farisimooyin ay ciidanku ku leeyihin degmada Mahadaay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Guuto Cali-baashi Maxamed oo muddooyinki ugu dambeeyay kormeraayay Ciidamadda XDS ee ka howlgala gobolka Shabellada Dhexe ayaa maanta booqday farisimooyin ay ciidanku ku leeyihin degmada Mahadaay.

Jeneraal Cali-baashi abaanduulaha ciidanka XDS ayaa u kuurgalay xaaladda ciidanka XDS ee ku sugan degmada Mahadaay, isago ciidamadda kula dardarmay inay ka shaqeeyan nabadaynta dalka iyo inay mar walba u tagnaadan difaaca dalka, dadka iyo diinta.

Abaanduulaha oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kormeerkiisa uu yahay u kuurgelidda xaaladda Ciidamadda XDS ay ku sugan yihiin iyo sidii loo dardar galin lahaa howlgallada dalka looga  sifeynayo haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo uu ku sheegay koox jabtay oo aanan marna laga aqbali doonin inay dhibaateyaan ummadda Soomaliyeed iyo horumarka Dalka.

????????????

????????????

????????????

????????????

????????????



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip