Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir

0
Monday January 25, 2016 - 20:05:57 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir

    Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo

noqonaya Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye Ku –Xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyadda.

Xeerkan cusub ayaa Madaxweynaha waxaa uu soo saarey markii uu garowsadey baahida loo qabo in la magacaabo mas’uul xilkan qabta.

Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure ayaa horey uga mid ahaa ku xigeennada maamulka gobolka Banaadir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip