Wasiir abdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

0
Monday January 11, 2016 - 13:36:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir abdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

    Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa Manta la kulmay Qunsulka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Cuthman, Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii labada dowladood ay iskaash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa Manta la kulmay Qunsulka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Cuthman, Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii labada dowladood ay iskaashi ugu yeelan lahaayeen horumarinta Garsoorka.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso horumarinta arrimaha garsoorka ee dalka, Wasiir Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir dowladda Imaaraadka uga mahadceliyay mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan gudaha dalka.

Qunsulka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Cuthman ayaa uga mahadceliyay Wasiirka dadaalkiisa ku aadan horumarinta garsoorka, waxaana uu intaa raaciyay inay ku dadaalayaan sidii ay u joogteen lahaayeen mashaariicda kala duwan ee ay ka hirgelinayaan gudaha dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip