Taliska nabad galyada wadooyinka oo sheegey in si sharci dara ah aan loo wada karin gawaarida

0
Monday January 11, 2016 - 10:48:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska nabad galyada wadooyinka oo sheegey in si sharci dara ah aan loo wada karin gawaarida

    Taliyaha nabad galyada wadooyinka ee taafikada ali maxamed ali ayaa bulshada ku dhaqan magaalada muqdisho dagniin adag u direy dadka gawaarida ku dhax wadto magaalada muqdhisho aan si sharci la aan ah ay wadi Karin gawaarida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha nabad galyada wadooyinka ee taafikada ali maxamed ali ayaa bulshada ku dhaqan magaalada muqdisho dagniin adag u direy dadka gawaarida ku dhax wadto magaalada muqdhisho aan si sharci la aan ah ay wadi Karin gawaarida.
Sidoo kale taliyaha nabad galyada wadooyinka ee taafikada ali maxame ali ayaa waxaa uu sidoo kale sheegey in ay dhibaato u tahay shacabka soomaaliyed gawaarida sida sharci darada ah loogu wadayo magaalada muqdisho
Talyaha ayaa sheegey in talaabo adag laga qaadi doono dadka sida sharci darada ah u wada gawaarida ayna la kaashan doonaan wasaarada gaadidka iyo maamulka gobolka banaadir
Taliska nabad galyada wadooyinka ee taraafikada ayaa hore usoo saarey amaro lagu soo rogey dadka sida sharcidarada ah ugu wadto gawaarida magalaada muqdisho





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip