Taliyihii hore ee ciidanka jabuuti korneel Cismaan Dubad oo kulan sagootin ah loogu sameeyay gobolka hiiraan

0
Monday January 11, 2016 - 10:48:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii hore ee ciidanka jabuuti korneel Cismaan Dubad oo kulan sagootin ah loogu sameeyay gobolka hiiraan

    Taliyihii Hore Ee Ciidamada Hiil Walaal Ee Dowlada Jabuuti korneel Cismaan Dubad Ayaa Sheegay Inay Mar Walba Garabtaaganyihiin Walalahooda Soomaaliyeed Isagoona Bogaadiyay Ciidanka XDS Sida Qaranimo Ay U Difaacayaan Dalkooda Hooyo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii Hore Ee Ciidamada Hiil Walaal Ee Dowlada Jabuuti korneel Cismaan Dubad Ayaa Sheegay Inay Mar Walba Garabtaaganyihiin Walalahooda Soomaaliyeed Isagoona Bogaadiyay Ciidanka XDS Sida Qaranimo Ay U Difaacayaan Dalkooda Hooyo .
Wuxuuna Cornelku sheegay In Ciidamada Ay Ka Hawlgalaan Deegaano Iyo Degmooyin Badan Oo Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Isagoona Amaanay Shacabka Soomaaliyeed Sida Ay Ula Shaqeeyaan Ciidanka
Taliyihii hore ee ciidanka jabuuti korneel Cismaan Dubad ayaa shacabka soomaaliyed ka codsadey in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan ciidamada xooga dalka iyo kuwa jabuuti si guud ahaan dalka looga saaro maleyshiyada kooxda argagexesada shababab
Korneel Cismaan Dubad ayaa amaaney ciidamada xooga dalka soomaaliyed howsha adag ee u hayaan bulshada soomaaliyed dhanka kale talyaha ayaa ka hadley inta uu xilk haayay howsha adag uu hayay waxa uuna amaaney bulshada ku dhaqan gobolka hiraan uu sheegey in ay si wanaagsan ula shaqeyeen
Ciidamada Dopwlada Jabuuti Ee Hiil Walaalo Ayaa Waxa Ay Qayb Ka Yihiin howlagalka midowga africa ee lagula dagaalamayo kooxda argagexesada alishabaab iyagoo tageero buuxda ay ka helayaan ciidamada xooga dalka iyo shacabka soomaaliyed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip