Gudoomiye jawaari oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xildhibaan Xuseen Warsame Samatar

0
Sunday January 10, 2016 - 20:10:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye jawaari oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xildhibaan Xuseen Warsame Samatar

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga dast

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga dastuurka ee Baarlamaanka Marxuum Xuseen Warsame Samatar oo ku geeriyooday dalka Turkiga, halkaasi oo uu ku xanuunsanaa muddooyinkan dambe.

‘’Innaa Lillaahi waa Innaa Ileyhi Raajicuun. Marxuumka Allah u naxariisto. Waxaa uu ahaa nin waddankiisa u soo shaqeeyay, mar walbana ku haminayey inuu arko Soomaaliya oo mideysan, nabad ah, kana soo kabatey burburkii ku dhacay. Waxaa uu ahaa nin si wanaagsan uga dhex muuqdey baarlamanka’’. ayuu yiri Guddoomiye Jawaari.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip