CIIDAMADA XOOGA DALKA OO DILEY HORJOOGE AJANABI

0
Saturday January 09, 2016 - 10:40:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIIDAMADA XOOGA DALKA OO DILEY HORJOOGE AJANABI

    Gudoomiyaha degmada teyeglow ee gobolka bakool Maxamed cabdalla xasan oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in ciidamada xooga dalka ay howlgal ay ka sameeyeen degmada teyeglow ee gobolka bakool ay ku fureen wadooyinkii ay godoomi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha degmada teyeglow ee gobolka bakool Maxamed cabdalla xasan oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in ciidamada xooga dalka ay howlgal ay ka sameeyeen degmada teyeglow ee gobolka bakool ay ku fureen wadooyinkii ay godoomiyeen maleyshiyada Kooxda shabaab

 gudoomiyaha ayaa sheegey in howlgalkaasi ay ciidamada xooga dalka ay sameeyn ay ku dileyn dhagar qabayaal ka tirsan Kooxda shabaab

gudoomiyaha degmada teyeglow bakool Maxamed cabdalla xasan ayaa waxaa uu sheegey in degaan qayaastii 50 kilomiter u jira degmada teyeglow ay soo weerareyn maleyshiyada Kooxda shabaab halkaasi loo loga diley Kooxda shabaab ilaa 3 dhagar qabe iyo 1 hal horjooge oo ajanabi ah

ciidamada xooga dalka ayaa mudooyinkii ugu dambeyay waxa ay wadeeyn howlgal lagu baacsanyo Kooxda shabaab






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip