TALISKA SALDHIGA DEGMADA JOWHAR EE GOBOLKA SHABEELAHA DHEXE OO SHACABKA DEGMADA UGU BAAQEY IN AY SOO DHAWEYEEN WAFUUDA KA QEYB GALEYSO SHIRKA MAAMUL U SAMEEYNTA GOBOLADA HIRAAN IYO SHABEELAHA DHEXE

0
Saturday January 09, 2016 - 10:40:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TALISKA SALDHIGA DEGMADA JOWHAR EE GOBOLKA SHABEELAHA DHEXE OO SHACABKA DEGMADA UGU BAAQEY IN AY SOO DHAWEYEEN WAFUUDA KA QEYB GALEYSO SHIRKA MAAMUL U SAMEEYNTA GOBOLADA HIRAAN IYO SHABEELAHA DHEXE

    Taliska saldhiga degmada jowhar ayaa ka warbixiyay xlda degmada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe oo dhawaan lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobolada hiraan iyo shabeelaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska saldhiga degmada jowhar ayaa ka warbixiyay xlda degmada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe oo dhawaan lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobolada hiraan iyo shabeelaha dhexe.

Taliyaha saldhiga degmada jowhar ahmed siyaad ali canjeex oo la hadlayay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxaa uu shacabka degmada jowhar ugu baaqey in ay si wanaagsan uu soo dhaweeyaan wafuuda ka qeyb galeyso shirka maamul usameynta gobolada hiraan iyo shabeelada dhexe ee imaaneyso degmada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe

Dhanka kale taliyaha saldhiga degmada jowhar ahmed siyaad ali canjeex ayaa sheegey in ay howlagalo amniga lagu xaqiijinayo ay ciidamada ka sameeyaan degmada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe si amniga loo sugo

DHawaan ayaa la filaayaa in degmada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe uu ka dhaco shirka maamul u sameynta gobolada hiraan iyo shabeelaha dhexe iyadoo hada ay degmada jowhar ay ka socdaan diyaar garowgii ugu dambeyay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip