Boqollaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Howl-galka AMISOM oo Maanta Gaaray Kismaayo

0
Sunday January 03, 2016 - 14:54:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqollaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Howl-galka AMISOM oo Maanta Gaaray Kismaayo

    Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa goordhow kasoo dagay ku dhawaad 250 askari oo ka socda Itoobiya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgallada ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa goordhow kasoo dagay ku dhawaad 250 askari oo ka socda Itoobiya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgallada ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya. Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa waxaa ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxda ugu sareeysa ee Jubaland.

Maalin kahor ayay ahayd markii magaalada Kismaayo ay soo gaareen saraakiil ka socotay ciidamada Itoobiya, kuwoo oo qiimeyn ku sameeynayay goobihii la dejin lahaa ciidamada maanta yimid.

Hadduu Eebbe ogolaado, warbixin faahfaahsan iyo Sawirro goordhow ayaan idiin soo gudbin doonnnaa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip