Wasiirka Gaashaandhigga oo Moscow kula Kulmay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka

0
Saturday October 31, 2026 - 23:17:08 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 17
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga oo Moscow kula Kulmay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ka qaybgalay Shir-madaxeedka Saddexaad ee Ruushka iyo Afrika, ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka, Vasiliy Osmakov

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ka qaybgalay Shir-madaxeedka Saddexaad ee Ruushka iyo Afrika, ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka, Vasiliy Osmakov.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amni ee gobolka iyo tan caalamka, iyo mowduucyada kale ee mudnaanta u leh labada wasaaradood.

Kulanka waxaa Wasiirka ku weheliyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ruushka, Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, iyo Taliyaha Ciidanka Cirka, Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip