Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

0
Tuesday October 20, 2026 - 00:16:11 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca, taageerada Mareykanka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dardargelinta wada-shaqeynta labada dhinac ee dhinacyada amniga, tababarka iyo tayeynta awoodda ciidamada.

 

Labada dhinac ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda iskaashiga milatari iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si loo xoojiyo amniga iyo xasilloonida dalka.

fb4e615e-6f30-42e6-a947-5b81859c85d6.jpeg
d55546cf-91c6-41b5-b3da-8ae2472cb7f9.jpeg
40eb4b0e-6ee5-4d87-a66b-faab15759535.jpeg
5fd5a116-5778-48b8-a396-94545eaff322.jpeg
d5f94026-5ddb-40f5-88a3-9a4a542fbd15.jpeg
5ca6f70f-fa9c-4f62-aa84-c7543ae9da87.jpeg


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip