Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Aljeeriya

0
Sunday September 27, 2026 - 00:06:21 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 10
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Aljeeriya

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Caliim.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Caliim.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, ka wada shaqeynta danaha wadaagga ah ee labada dal.

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa uga mahadceliyey Dowladda Aljeeriya taageerada ay la garab taagan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinacyada badan leh, isagoo adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii horumarinteeda.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip