TALISKA CIIDANKA XDS OO BAARIS HORDHAC AH KA BILAABAY MUUQAAL MUUJINAYA TACADDI LOO GEYSTAY MAXBUUS DAGAAL

0
Monday August 31, 2026 - 18:12:10 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TALISKA CIIDANKA XDS OO BAARIS HORDHAC AH KA BILAABAY MUUQAAL MUUJINAYA TACADDI LOO GEYSTAY MAXBUUS DAGAAL

    Taliska Ciidanka XDS ayaa baaris hordhac ah ku wada xubno ka tirsan Ciidanka XDS oo baraha bulshada ku faafiyey muuqaal muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal, xilli uu socday howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka XDS ayaa baaris hordhac ah ku wada xubno ka tirsan Ciidanka XDS oo baraha bulshada ku faafiyey muuqaal muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal, xilli uu socday howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta.
Falkaasi iyo fal kasta oo la mid ah wuxuu si cad uga hor imaanayaa xeerarka anshaxa, nidaamka ciidanka iyo shuruucda dagaalka ee Ciidanka XDS.
Taliska Ciidanka XDS wuxuu si adag uga digayaa dhammaan xubnaha Ciidanka inay ku kacaan falal noocan oo kale ah, isagoo caddeynaya in tallaabo sharci iyo mid ciidan oo adag laga qaadi doono xubin kasta oo lagu helo inuu ku xadgudbay xeerarka dagaalka, xuquuqda maxaabiista iyo xuquuqda aadanaha

May be an image of text

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip