Wasiirka Difaaca XFS oo shacabka Ceeldheer ku dhiirigeliyay in ay ka qeyb qaataan isdiiwaangelinta doorashada

0
Tuesday July 07, 2026 - 13:08:47 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 16
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca XFS oo shacabka Ceeldheer ku dhiirigeliyay in ay ka qeyb qaataan isdiiwaangelinta doorashada

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta booqday xarunt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta booqday xarunta maamulka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Mas’uuliyiinta ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee degmada, iyagoo u kuurgalay xaaladda amniga, dib-u-soo kabashada adeegyada bulshada iyo dadaallada dib-u-dhiska ee ka socda degmada.

 

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale ku dhiirrigeliyay shacabka degmada Ceeldheer inay si firfircoon uga qeyb qaataan isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha, si ay codkooda ugu doortaan hoggaankooda, una xoojiyaan ka qaybqaadashadooda geeddi-socodka dimuqraadiyadeed ee dalka.

9e6d306b-ce3f-4b4b-9ba6-f3df99a5153b.jpeg
1fd60b48-3b9f-4646-903e-0eac69e55522.jpeg
47326ab9-7985-43d7-ba6b-db1b4d8aafe1.jpeg
a34dc0b2-bec9-4478-ae64-97935e51dbc8.jpeg
af611656-c67d-4617-9376-2bb68e736c6b.jpeg
6b2ab3e2-0651-4147-a24e-22ab15905eb2.jpeg
9b5639cf-5c23-46a7-b3c1-f70ddb1cb03c.jpeg
b653aff2-91cc-4bf2-9e42-275f5453966d.jpeg
1218894e-0f93-4433-9465-21b01af8c69e.jpeg
59a0e34e-d6f2-40a1-b94d-2f4447c69c02.jpeg
9f45dfbb-514d-48b1-88fd-705bf5f686e4.jpeg



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip