Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

0
Thursday May 07, 2026 - 20:07:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan Daoud Kabroun, intii lagu guda jiray Bandhigga Warshadaha Difa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan Daoud Kabroun, intii lagu guda jiray Bandhigga Warshadaha Difaaca ee SAHA 2026 oo ka socda magaalada Istanbul.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan, gaar ahaan dhinacyada difaaca iyo amniga.

Labada dhinac ayaa sidoo kale isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay iskaashi joogto ah oo ku dhisan danaha wadaagga ah, isweydaarsiga khibradaha la-dagaallanka kooxaha ka soo horjeeda dowladnimada ee ka jira labada dal iyo xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Suudaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip