Wasiir Fiqi oo kormeer ku tagay xarunta shirkadda ASFAT ee Turkiga

0
Thursday May 07, 2026 - 19:59:41 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 19
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Fiqi oo kormeer ku tagay xarunta shirkadda ASFAT ee Turkiga

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta bandhigga ee shirkadda ASFAT, intii lagu guda jiray Bandhigga Warshadaha Difaaca ee SAHA EXPO.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta bandhigga ee shirkadda ASFAT, intii lagu guda jiray Bandhigga Warshadaha Difaaca ee SAHA EXPO.

Intii ay booqashadu socotay, wafdiga waxaa warbixin laga siiyay adeegyada, wax-soo-saarka iyo xalalka ay ASFAT ka bixiso dhinaca warshadaha difaaca. Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay fursadaha iskaashi ee suuragalka ah, gaar ahaan dhinacyada horumarinta awoodaha difaaca iyo taageerada farsamo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip