Ciidanka Xoogga Dalka oo gagaar gaarsiiyay Shacab ku dhaqan degaano katirsan gobolka Baay.

0
Thursday April 16, 2026 - 20:43:10 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 16
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo gagaar gaarsiiyay Shacab ku dhaqan degaano katirsan gobolka Baay.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ayaa gargaar u fidiyay shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Baay, kadib dhibaatooyin isugu jira abaaro, cunno yari iyo xaalado amni oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ayaa gargaar u fidiyay shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Baay, kadib dhibaatooyin isugu jira abaaro, cunno yari iyo xaalado amni oo saameeyay nolosha dadka deegaanka.

Goobaha ay Ciidamada gurmadkaan gaarsiiyeen waxaa kamid ah Mad-dhoos, Gomarey iyo tuuooyin kale oo ka tirsan gobolka Baay.

Gurmadkaan ayaa isugu jiray raashinka noocyadiisa kala duwan, biyo-dhaamin loo sameeyay shacabka, iyo adeegyo caafimaad oo degdeg ah, si loo yareeyo dhibaatada haysata dadka deegaanka.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip