Taliyaha Ciidamada XD oo kormeeray deegaanno lagaa xorreyay Khawaarijta

0
Sunday March 08, 2026 - 14:04:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidamada XD oo kormeeray deegaanno lagaa xorreyay Khawaarijta

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa booqasho dhiiragalin ah ugu tagay geesiyaasha Kumaandooska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa booqasho dhiiragalin ah ugu tagay geesiyaasha Kumaandooska Gorgor ee ku sugan degaanka Jabad Godone ee gobolla Shabeellaha Dhexe.
Ciidanka Gorgor ayaa maalmahii lasoo dhaafay jabweyn gaarsiiyey Khawaarijta, kuwaas oo laga saaray deegaanno ay ku dhuumaaleysan

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip