Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale

0
Thursday February 19, 2026 - 16:54:27 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 21
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sareeye Guud Sam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sareeye Guud Sam Kavuma.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Howlgalka AUSSOM, hirgelinta Qorshaha Kala guurka Amniga, iyo dardargelinta howlgallada socda ee lagula ciribtirayo Khawaarijta, Taliyaha Ciidanka XDS ayaana uga mahadceliyay AUSSOM doorka muuqda ee ay ka qaadanayaan sugidda amniga iyo xasillinta dalka.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip