Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay afar dhaqar-qabe

0
Monday February 16, 2026 - 15:46:48 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay afar dhaqar-qabe

    Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo gubay gaari ay wateen kadib markii jidka loo galay iyagoo u socda inay dhibaateeyaan oo jidka u galaan gaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo gubay gaari ay wateen kadib markii jidka loo galay iyagoo u socda inay dhibaateeyaan oo jidka u galaan gaadiid ay wateen dad shacab ah.

Howlgalkaas oo sidii loo qorsheeyey u dhacay ayey ciidanku caawa ka fuliyeen inta u dhexeysa deegaannada Yasooman iyo Moqokori ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay heleen xogta maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo dhaqdhaqaaqooda horay loola socday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip