Jeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo qaar kamid ah saldhigyada ay ciidanka sirdoonka Qaranku ku leeyihiin magaaladaasi
Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowlada Somalia ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa sheegay maanta inay Al-shabaab ka qabsadeen deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobalkaas.
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgen Baker oo hambalyo uga siday dhigiisa dalka Turkiga ayaa sheegay in ay ka wada hadleen sidii loo dar dar gelin lahaa xiriirka labada dhinac, gaar…
Wararka saakay Laga helaayo degmada xudur ee gobolka Bakool ayaa ku waramaya in saakay ay ka socdaan Howgalo ay sameynayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amison oo ka arimiya Gobolka Bakool qeybo Kamid ah
0 Visits: 1740 |
Saturday July 25, 2015 - 17:35:18
Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ka fuliyay waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga gol'leeyahay sidii looga hortagi lahaa in firxadka kooxda Al-Shabaab ee gobolada dalka ka soo cararaya inay soo galaaan magaalada.
0 Visits: 2437 |
Saturday July 25, 2015 - 17:25:21
Mogadishu, 25 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.
0 Visits: 1409 |
Saturday July 25, 2015 - 15:23:37
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka baay ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah ee alshabaab ay xasuuq u gaysteen dadka degmada intii kooxdaas laga saarin Diinsoor, isagoo intaa raaciyay inay hadda gurmad u samaynayaan dadkii kooxda shabaab ay laayeen.
0 Visits: 1637 |
Saturday July 25, 2015 - 15:20:00
Taliska Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ayaa faahfaahin ka bixiyay baaritaano lagu helay waxyaabaha Qarxa oo ay ka sameeyeen Degmada Diinsoor ee gobolka Bay, halkaasi oo ay shalay la wareegeen Ciidamada Qaranka.
0 Visits: 1346 |
Thursday July 23, 2015 - 19:33:23
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wuxuna si gaar ah uga hadlay la wareegitaanka…
0 Visits: 1540 |
Thursday July 23, 2015 - 18:50:30
Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed yo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii Argagaxisada Al-shabaab ay isaga bixeen.