Howlgalo Ka Socda Duleedka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
Wararka saakay Laga helaayo degmada xudur ee gobolka Bakool ayaa ku waramaya in saakay ay ka socdaan Howgalo ay sameynayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amison oo ka arimiya Gobolka Bakool qeybo Kamid ah
Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida La Hadlay ayaa sheegay in saakay ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amison ay sameeyeen Howgalo lagu Baacsanaayo Ciidamada al-shabaab oo ku sugan Tuulooyin Hoos Yimaada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
Sidoo kale Maamulka degmada Bakool ee dowlada soomaliya ayaa Tilmaamay in al-shabaab ay dhibaatooyin u geystaan Dadka ku dhaqan Tulooyinka Hoos Yimaada Gobolka Bakool
Mudooyinkii u dambeeyay sooma jeestayaasha ciidamada Ciidamada Xoogga Dakja Soomaaliyeed waxay gobolada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay ka wadaan guluf colaadeed oo dharbaaxo xoog leh ku noqday Maleeshiyaadka UGUS waxaaana guul darooyinka soo wajahaya maleeshiyaadka uu ka dhiganyahay dhameytirka kooxda oo gabalkoodu sii dhacaya.