Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ridday xukun dil ah "Sawirro"

0 Visits: 1388 | Thursday August 20, 2015 - 19:47:13
Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka XDS, kaasoo hore u dilay askari ka tirsanaa ciidanka XDS.

Read More »

Beesha caalamka:Mooshinka Laga Keenay M.weynaha Wuxuu Carqaladeynayaa Yoolka Nabaad iyo Horumarka ay Soomaaliya Hiigsaneyso.(War-saxaafadeed)

0 Visits: 1217 | Thursday August 20, 2015 - 19:43:57
Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) waxay muujinayaan…

Read More »

Wasiir Maareeye: "Dadka sida sharci darrada u degan Ex-fiyoore haka guureen 10 cisho gudahood"

0 Visits: 1423 | Wednesday August 19, 2015 - 18:35:29
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, Taliyaha Hay'ada Nabdsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare (Cumda),

Read More »

25 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen Bakool

0 Visits: 1132 | Wednesday August 19, 2015 - 18:30:40
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa howlgallo shalay gelinkii dambe ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, ku toogtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, halka kuwa kale ay ka dhaawaceen

Read More »

Howlgallo laga sameeyay degmada Afgooye oo lagu soo qabtay tiro dad ah

0 Visits: 1299 | Wednesday August 19, 2015 - 18:27:50
Howlgaladan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku socoto su'aallo weydiin la xiriira waxyaabaha lagu tuhmayo.

Read More »

Saraakiil boolis oo la geynayo goobaha laga xoreeyay Shabaab oo tababar loo soo xiray

0 Visits: 1262 | Wednesday August 19, 2015 - 18:25:47
Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay qaar ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska oo la qorsheynayo in loo wareejiyo goobaha laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ayaa waxaa k ka qeyb galay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Daa'uud Cabdiraxmaan Cumar, Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska…

Read More »

Madaxweynaha: "Baarlamanka iyo Xukuumadda waa inay dardar geliyaan hawlaha qaranka"

0 Visits: 1365 | Wednesday August 19, 2015 - 00:57:18
Muqdisho, 18 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay'adaha dastuuriga ee dalka, sida Baarlamanka iyo Xukuumaddu in ay dardar geliyaan hawlaha ay Qaranka u hayaan.

Read More »

Kulan looga soo horjeeday mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 1337 | Wednesday August 19, 2015 - 00:53:00
Kulan looga soo horjeedo mooshinkii dhawaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jmahuuriyada Soomaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Warshad farsamada gacanta ah oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe

0 Visits: 1311 | Wednesday August 19, 2015 - 00:50:11
Wasiirka cadaaladda oo ay wehliyan taliyaha ciidanka Asluubta iyo xeer illaaliyaha guud ee Qarranka ayaa maanta dhagax dhigay warshada farsamada gacanta ee maxaabiista oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe ee Xamar, taasi oo loogu talagalay inay wax ku bartaan maxaabiista xabsiga dhexe ku xiran.

Read More »

Ogeysiis Shaqo Banaan:-Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadaneya Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ka Shaqeynaya Dariseynta Iyo Isku Xirka Boliiska Iyo Bulshada

0 Visits: 2059 | Tuesday August 18, 2015 - 16:52:33
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Gobolka Banaadir in Hay`adu ay qaadaneyso mutadawaciiin rag iyo dumar leh oo loo tababari doono ilaalada dariska oo ka shaqeyn doona isku xirka bulshada iyo boliiska. Mutadawaciintan waxaa la siin doonaa guno.

Read More »

DEGDEG: Horjoogeyaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo Hiiraan lagu dilay

0 Visits: 1352 | Tuesday August 18, 2015 - 16:36:57
Ciidanka Dowladda kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa howl gal ay saakay ka sameeyeen gobolka Hiiraan ku dilay ku dhawaad 30 ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ay ku jiraan horjoogeyaal.

Read More »

Wasaaradda aminiga oo ku baaqday in aan guryaha laga kireynin Al-Shabaab

0 Visits: 1330 | Tuesday August 18, 2015 - 16:29:26
Wasaaradda amniga gudaha ayaa ka digtay in shacabku ay guryahooda ka kireeyaan dad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, si ammaanka loo adkeeyo.

Read More »

Booliska oo howl gal gaar ah ay ka fuliyeen guri ku yaalla Yaaqshiid ku qabtay walxaha qarxa

0 Visits: 1417 | Monday August 17, 2015 - 19:20:36
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howl gal gaar ah oo ay ka fuliyeen guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ku qabtay waxyaabaha qarxa iyo raggii diyaarinayay, iyadoo howl galkan uu dhacay xalay saqdii dhexe.

Read More »

Ciidamada Nabad sugidda oo soo qab qabtay Maandooriyaal

0 Visits: 1409 | Monday August 17, 2015 - 16:21:26
Ciidamada hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qarankaayaa 48saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka sameeyay Holwgallo lagu Uruurinayo waxyaabaha Maanka dooriya taas oo Qatar ku ah Nolosha dadka iyo Sugidda Amniga Caasimadda.

Read More »

Howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidanka gorgor ay ka sameen Muqdisho

0 Visits: 1412 | Monday August 17, 2015 - 16:18:44
Ciidamada Hey'adda NISA gaar ahaan ciidanka gurmadka gorgor ayaa howlgallo amniga la xiriira ka sameeyey qaar ka mid ah waddooyinka waa weyn ee caasimadda iyo kuwa soo gala magaalada.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo Akhrindoono Warbixin la xiriirta Miisaaniyadda Dowladda Sannadkaan

0 Visits: 1442 | Monday August 17, 2015 - 15:51:06
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta Golaha shacabka waxa ay uga doodi doonaan dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2015'ka.

Read More »

Madaxweynaha oo ka hadlay guulaha ay ciidamada gaareen

0 Visits: 1349 | Friday August 14, 2015 - 17:53:43
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka waramay guulaha dowladdu gaartay mudadii ay jirtay, isagoo tilmaamay in aan xilligan loo baahneyn is qab qabsi.

Read More »

Madaxweynaha: ''Waqtiga inoo harey kuma filna inaan bilowno is-qabqabsi cusub, waxaana baarlamanka iyo hay'adaha kale ee dastuuriga horyaalla hawlo muhiim u ah mustaqbalka iyo horumarka dalka''

0 Visits: 1389 | Thursday August 13, 2015 - 19:45:14
Muqdisho, 13 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka warbixiyey marxaladda uu dalku marayo, dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Read More »

Taliska Booliska oo guryo horey looga deganaa bankiga dhexe ku wareejiyay maamulka bankiga

0 Visits: 1376 | Thursday August 13, 2015 - 19:41:59
Taliska ciidanka booliska ayaa maanta guryo ay dowladdu lahayd oo si sharci darro ah loo deganaa dib ugu soo celisay gacanta dowladda.

Read More »