
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JFS iyo Taliyaha Ciidanka xooga Dalka oo si wadajir ah u kormeerey deegaannadii dhawaan Lagu jebiyey Khawaariijta ee BuulaXaaji iyo Harboole ee gobolka Jubbada hoose.
			Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin Iyo Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa si wadajir ah u kormeerey deegaannadii dhawaan Lagu jebiyey Khawaariijta ee BuulaXaaji iyo Harboole ee gobolka Jubbada hoose.                        
	
		
				
					
				
					
				
					
	      
    
        
  Masuuliyiinta ayaa  mid mid u kor istaagey  goobihii iyo difaacyadii  sida xun loogu laayey Khawaariijtii weerarka soo qaaday 22-bishaan,
Madaxda ayaa ugu dambayn Waxay Balan qaadeen indhamaan Ciidanka Labadiisa heer  ee kala ahaa Heer dowlad goboleed iyo Mid Fadaraalba loo dhamays tiri doono Waxkasta oo ay u baahan yihiin, si cadowga looga dulqaado dadka Soomaaliyeed ee ay dhibaatada ku hayaan.
 
                
      

 0
                0            








Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JFS iyo Taliyaha Ciidanka xooga Dalka oo si wadajir ah u kormeerey deegaannadii dhawaan Lagu jebiyey Khawaariijta ee BuulaXaaji iyo Harboole ee gobolka Jubbada hoose.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin Iyo Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa si wadajir ah u kormeerey deegaannadii dhawaan Lagu