DEG-DEG:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland yaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose ujira wax ka yar 28-KM.

0
Tuesday June 11, 2024 - 11:49:39 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland yaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose ujira wax ka yar 28-KM.

    DEG-DEG:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa Hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta Ka wada Deegano Hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG-DEG:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa Hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta Ka wada Deegano Hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose.
Xogaha aanu ka helayno Gudaha Degmada Badhaadhe ayaa sheegaya in Khawaarijta gabi ahaanba ay isaga baxeen degmada Badhaadhe Madaama ay Socdan Hawgalo Xidido Siibid ah oo lagu wado Kooxdan Caadaysatay Dhibaataynta Shacabka.




 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip