Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

0
Sunday April 13, 2025 - 19:37:38 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha dowladda aynu walaalahanahay ee Turkiga Mudane Amb. Alper Aktaş ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo dardargelinta wada shaqeyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha dowladda aynu walaalahanahay ee Turkiga Mudane Amb. Alper Aktaş ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo dardargelinta wada shaqeynta labada dal, gaar ahaan difaaca iyo amniga.

Danjire Alper Aktas oo Wasiirka ugu hambalyeeyey xilka cusub ee Wasaaradda ayaa ballan qaaday in ay sii wadi doonaan taageerada Hagar la’aanta ee ay la garab taagan yihiin Soomaaliya, taas oo ay ugu horreyso dib u dhiska Ciidanka Xoogga iyo taagerada farsamo ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

WasiirJibriil ayaa uga mahad celiyay dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taaganyihiin Soomaaliya, gaar ahaan dib u dhiska ciidanka xoogga dalka iyo horumarinta Adeega guud ee bulshada.

   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip