Masuuliyiin katirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo gaaray Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo ,

0
Sunday August 01, 2021 - 19:20:10 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin katirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo gaaray Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo ,

    Guddoomiyaha Maxkamada Darajada1-aad Qeybta 27aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada1-aad Qeybta 27aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo

Ujeedka Safarka Ayaa ahaa ukuur Galida Xaaladaha Ciidamada furumaha hore Ee dagaalka Ujooga Ladagaalanka Argagixisada Alshabaab iyo Maxkamadenta Askar Dilal ka geysatay Dagmoyin katirsan Gobalka Gedo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip