Share with your friends via email

Masuuliyiin katirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo gaaray Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo ,

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada1-aad Qeybta 27aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip