Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay in Wax Lug ah aysan ku lahayn Dhacdadii Degaanka Gololeey Ee Degmada Balcad.

0
Saturday May 30, 2020 - 20:41:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay in Wax Lug ah aysan ku lahayn Dhacdadii Degaanka Gololeey Ee Degmada Balcad.

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in xoogga dalku aysan wax lug ah ku lahayn dhacdadii dadka lagu laayey ee ee degaanka Gololeey Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in xoogga dalku aysan wax lug ah ku lahayn dhacdadii dadka lagu laayey ee ee degaanka Gololeey Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dhinaca kale waxa uu sheegay in xoogga dalku uu wado baaritaan iyo hawlgal dhacdadaasi ku aadan, 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip